
Heybad Media LTD
About
Waxaan nahay shirkad warbaahineed oo bixisa adeegyada kala duwan ee warbaahinta, Sumadeyta (Branding), naqshadeynta logo-da, maamulida baraha bulshada, xayeeysiinhama sameyntooda Iyo baahintoodaba. Waxaan leenahay taleefishan digital ah Iyo podcast oo Wareysiga iyo baahinta xayeeysiimada, toos wax u iibinta, Iyo soosaarista barnaamijyada Kala duwan aanu u isticmaalo. Waxaa intaa dheer in aanu leenahay qeyb tababarada bixisa.
Reviews (0)
Write a Review
Closed today
Check back tomorrow or contact directly
Verified owners gain higher visibility and full control of this listing.
